Dunida Daafaheeda oo looga dabaal dagay Soo dhaweeynta isbadalka cusub ee Soomaaliya iyo Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya ayaa qeyb ka ahaa Soomaalidda South Africa oo isugu soo baxay wadooyinka waaween Magaalooyinka , Johannesburg, Cape town iyo PE .
Waxaa soo shaac baxayay Shilal baabuur oo sababay ilaa 3 dhimasho halka aan soo xaqiijiney hal qof dhaawacununa gaaray ilaa 5 qofood ooy kamid aheed haweeney iyadu Baabuur ku jiiray wadada dhexdeeda lagulana cararay isbitaalka weyn ee Magaalada Cape town.
Booliska Amaanka ee Dalka ayaa durbaba bilaabay ineey wadooyinka xiraan si uu u hakado shilalka iyo buuqa badan , Soomaalida ayaa sidoo jidadka ku tuuryeenayay Dhalooyin cabitaano ka buuxaan si dhawaqeedu dareenka shacabka ukiciyoo.
Isku soo baxan oo ahaa midkii ebid ugu badnaa ee lagu taageero Madaxweyne cusub ayaa kusoo beegmaya waqti dalku uu ku jiro wajiyo kala duwan,