MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(DAAWO SAWIRO) Gabar ka badbaaday Tooreey ay madaxa isaga daabtay
Haweenay u dhalatay wadanka Shiinaha ayaa ka badbaaday tooreey gudaha u gashay shan inji oo ay madaxa isaga daabtay. haweeneydan ayaa lagu magacaabaa Xialon Wee Sang,
Xialon, oo ah qof madaxa loogaga jiro ayaa la rumeysanyahay in iyada isku dhifatay mindada xilli qoyskeeda aysan u jeedin
Isbitaalka ayaa markiiba loola cararay laakin waxaa ka goos aadeegay in ay mindida ka saaraan madaxeeda laba dhaqtar oo ka howlgaleysay isbitaalka deegaanka ay ku nooshahay kuwaasi oo ka baqay in ay badbaadin kari waayaan iyada.
Hase yeeshee marki danbe ayaa waxaa loo kaxeeyey isbitaal ay leeyihiin milatariga oo la yiraahdo Lanzhou Army General Hospital kaasi oo howlgal sadex saacadood qaatay kadib ku guuleystay in si guul leh mindida loogaga soo saaro madaxeeda.
Shan maalin kadib ayaa laga soo saaray isbitaalka Xialon, waxaana wareysi lala yeeshay ay ku sheegtay in aysan hada dareemeynin wax xanuun ah ama saameyn uu dhaawacaasi ku reebay.
Dhaqaatiirta badbaadisay ayaa sawiray raajada ay saareen madaxeeda ka hor inta aysan midida ka siibin, waxaana ay xaqiijiyeen in midida aysan gaarin neerfayaasha iyo maskaxda, isla markaana aysan ka jibinin lafta dahaarka madaxa.





Comments
Render time: 0.03 seconds 4,517,557 unique visits Top