MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(Daawo Vedio) Fanaanka Da'da Yar Ee Maxamed Bk Oo Saaray Hees Laga Daba Dhacay
Fanaanka da'da yar ee codka dabacsan Maxamed Bk ayaa soo saaray hees macaan oo aad loola dhacay taas oo la magac baxday Urugo waxaana heestani ay ka samaysan tahay erayo macaan oo cishqi oo aad in badan wax iska weydiin doono cidii curisay iyo qisadii ay ku timi heestani. Erayada heestani dareenka cambaarsan ama dabacsan ayaa waxaa iska leh Abwaanka Soomaaliyeed ee Axmed Saleebaan Bide, Laxanka iyo codka ku meeraysan heestani waxaa iska leh oo in badan wakhtigiisa ku lumiyey Fanaanka da'da yar ee sida weyn looga daba dhacay waa kuma? waa Maxamed Bk, Dhanka Music-ga waxaa isna midig iyo midix ku maamulay oo ku tumay Music-gayste Maxamed Bulshaawi, Sawirka qaadistu waa Cali Cismaan (Maano), Editing-ka waxaa isna ku fara yaraystay Cadaruus Ismaaciil, Soo saaristu waa Horn Cable Tv, iyo Waliba baahintii Shabakadda qarnigan waa tuma? Waa Saafifilms.com. Hadaba nala yara milicso muuqaalka rasmigaa ee heestani.

Halkan Ka Daawo

Xafiiska Wararka Ee Saafifilms.com
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,573,102 unique visits Top