MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Al-Shabaab Oo Sheegtay Qarax Lala Eegtay Ciidamada AMISOM
Wararkii ugu dambeeyay ee haatan naga soogaaraya Dagmada Walaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in qarax xoogan lala eegtay Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee haatan halkaasu ku sugan.

Qaraxaan ayaa waxa uu qabsaday gaari ay saarnaayeen Ciidamadaan kaas oo maraayay Xaafado kamid ah Dagmada Walaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxaana latilmamay in qaraxaan uu ka dhashay qasaaro xoogan oo soo gaaray Ciidamadaan AMISOM.

sida ay sheegayaan qaar kamid ah dadka degaanka waxaa ku dhintay qaraxaan ilaa askar gaareysa 4-kuwaas oo ahaa askartii saarneed gaariga uu qaraxaan qabsaday.

qaraxa kadib ayaa waxaa la sheegay in Ciidamadaan ay rasaas ooda ka qaadeen markii uu dhacay qaraxa kadib in kastoo aan la ogeen qasaaraha ka dhashay rasaastaas.

sidoo kale lama oga qasaaraha dhanka dhaawaca ah oo kasoo gaaray Ciidamadaan qaraxaan lalabeegsaday.

Al-Shabaab ayaa goordhow sheegtay qaraxaan iyagoona ku qoray boga ay Twitter kuleeyihiin iyagoona sheegay in halkaasi ay ku dileen Ciidamo badan oo katirsan AMISOM sida ay sheegeen.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,573,686 unique visits Top