MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Goolhayaha Chelsea Petr Cech Oo Qalliin Lagu Samaynayo Dhamaadka Xilli Ciyaareedka
Goolhayaha kooxda Chelsea Petr Cech ayaa waxaa uu dhaawac ka soo gaaray xusulka iyadoo qalliin loogaga samayn doono xaggaaga soo socda sida uu xaqiijiyey dhaqatarka xulka Czech Republic.

Kooxda haysata horyaalka Yurub ee Chelsea ayaa rajo ka qabta in uu Cech uu ciyaaro illaa iyo dhamaadka xilli ciyaareedka waxana ay ka codsadeen Czech Republic inay ka nasiiyaan kulamada saaxibnimo ee caalamiga ah.

Tabarabara Czech Michal Bilek ayaa ka aqbalay codsiga ay u soo bandhigeen kooxda Chelsea.

“Waan ka aqbalnay codsiga ay noo soo jeediyeen kooxda Chelsea, Petr marka uu taabto xusulkiisa waa uu ka damqanayaa, mararka qaarkoodna xanuun ayuu ku hayaa.



“Ma jiro wax laga walwalo. Mana aragno wax dhibaatada sii xumeyn kara oo soo gaaraya goolhayaha.

“Haddii uu xanuunku sii bato ayaa laga yaabaa in uu qalliin u baaahdo.”

Cech ayaa waxa uu hogaamiyay xulka Czech Republic ee sabtidii la ciyaaray xulka Denmark iyadoo ay ku kala baxeen barbaro 0-0, balse kulanka Talaadada ee saaxibtinimada ah ee ay la yeelanayaan xulka Finland ayaa la nasinayaa goolhaye Cech.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,554,057 unique visits Top