MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Haweenka Isticmaala Shiishada oo Muqdisho ku soo badanaya.
Waxaa magaalada Muqdisho ku soo badanaya HAweenka isticmaala shiishada, xilli iibsiga shiishadana uu aad ugu sii baahayo magaalada.

Goobaha lagu iibiyo Shiishadaha ee magaalada ayaa lagu arkayaa haween faro badan oo u soo dukaameysi tagaan, iyadoo sidoo kalena si xowli ah uu ku socdo iibsiga Tubaakada lagu isticmaalo shiishada ee noocyada kala duwan leh, sida canabka, tufaaxa, istorobariga iwm.

Guryaha badankood ayaa lagu arkaa habeen koox koox ah oo isu soo doonaya, si ay u wadaagaan cabista shiishada, ayadoo mararka qaar xitaa ay dhacdo in xaafado kala fog fog ay isaga yimaadaan.

Qiimaha lagu kala iibsado shiishada ayaa kala duwan, iyadoo sicirkeeda uu ku xiran tahay hadba nooca ay ka sameysan tahay.

Raga Qayila ayaa horey u xiiseyn jiray isticmaalka shiishada, hase yeeshee waxaa iminka ka dheereynaya haweenka, haweenka ugu badan ee isticmaalana waa kuwa ka yimid dalka dibadiisa.
Comments
Render time: 0.02 seconds 4,517,349 unique visits Top