MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Isticmaalkii Ayuutada oo sii yaraanaya Maxay tahay sababta ?
Waxaa sii yaraanaya isticmaalka Ayuutada oo mudooyin sii horeeyay si aad ah ugu fidey meelo badan oo dalka ka mid ah, iyadoo iminkana meelaha qaar ayba ka joogsadeen.

Magaalada Muqdisho ayuu aad ugu yaraanayaa isticmaalka Ayuutada oo waayadii hore ay si waali ah u isticmaali jireen haweenka xaasaska ah iyo kuwa aan ahaynba, inkastoo ay jireen rag ayuutadaasi ku lug lahaa.

"Walaahi mudadan maba arag dad isticmaalaya, waxaana is dhihi karaa, is qabqabsigii oo batay ayaa keenay in la iska dhaafo, ama sidii la rabay loo isticmaali waayo" sidaasi waxaa yiri Aamino C/lle oo aan kala sheekeystay.

"ma aqaan baahidii loo qabay ayuutada miyaa dhamaatay, si ayaa isaga dhaafey" sidaasi waxaa igu tiri Caasho Nuur oo aan wax ka weydiiyay.

Ayuutada oo ay jiraan dad badan oo ku wax qabsadey, hadana waxaa aad u badnaa dadka sida xun ay u sameysay, sida qoysaska ku burburay.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,527,213 unique visits Top