KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Kevin-Prince Boateng Oo Doonaya Inuu Noqdo Ciyaaryahanka Adduunka Ugu Fiican.
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee AC Milan Kevin-Prince Boateng ayaa Milan ku tilmaamay koox isku xiran oo mideysan, waxaana uu shaaca ka qaaday hamigiisa mustaqbalka.

Isagoo ka jawaabayay su’aalo lagu soo weydiinayay Twitter-ka AC Milan, ciyaaryahankii hore ee xulka Ghana ayaa wax laga weydiiyay arimo badan oo ay weydiinayeen taageerayaasha Rossoner.

Waxaana ciyaaryahankii hore ee Tottenham uu ahaa mid xaalad fiican ku jira markii la weydiiyay waxa uu yahay target-giisa xilli ciyaareedyada soo socda.

“Waxaan doonayaa inaan maalin uun noqdo ciyaaryahanka ugu fiican adduunka.” ayuu yiri.



“Waxaa jira xiriir weyn oo naga dhaxeeya ciyaartoyda kooxda, waxaan nahay koox mideysan. Robinho iyo aniga ayaase ah saaxiibada ugu fiican.”

Diavolo ayaa guusheedii ugu horeysay ee xilli ciyaareedka gaartay iyadoo uga mahadcelineysa Giampaolo Pazzini, qof uu Boateng ku faraxsan yahay inuu kooxda ku soo biiro.

“Pazzini xaqiiqdii waa saaxiib fiican inaad isku koox ahaataan, waan ku faraxsanahay inuu Milan ku soo biiro.”
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,942,608 unique visits Top