KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
DEG DEG. Wariye Jamac Ukun oo lagala baxay Xarunta Idaacada kulmiye
Waxaa Xarunta Radio kulmiye ee Magaalada Muqdisho lagala baxay Wariye Jamac Ukun oo kamid ahaa wariyayaasha Idaacada Kulmiye ee uga soo warami jiray Magaalada Kismaayo
Wariye Jamac Ukun oo magaalada Muqdisho ku sugnaa Maalmihii danbe ayaa waxaa Xarunta Radio Kulmiye kala dhex baxay Saddax Ruux oo iyagu ku hubeysan Bastoolado oo aan la garaneynin u jeedka ay ka leeyihiin Wariyaha
Wariye Jamac Ukun ayaa iminka lagu La’yahay geeri iyo nolol waxaana lagu soo waramaaya in Idaacada ay kala dhex baxeen rag aan la sheegi karin halka ay kasoo jeedan Fakir ahaan
Macada sababihii ka danbeysay Xariga wariye Ukun balse waxaa loo aaneynaaya Xarigiisa inay kadanbeeyan Rag katirsan Alshabaab maadama mudooyinkaani uu Alshabaabka Kismaayo ka diyaarinaayay warbixino lid ku ah
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,950,423 unique visits Top