MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Qarax Ciidamada Dowlada Lagula Eegtay Shalaam Bood iyo Qasaaro Kadhashay
Qarax Xoogan ayaa waxaa Ciidamada Dowlada Soomaaliya lagula eegtay Degaanka Shalaam Bood ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

qaxaraan ayaa waxa uu ka dhacay meel ay ku sugnaayeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya waxaana lagu soowaramayaan in qaraxaan uu ahaa mid xoogan oo qasaaro kasoogaaray Ciidamadaan.

qaxaan ayaa waxa ay shweegeen qaar kamid ah dad goob joog u haa xiliga uu dhacaayay in qaraxaan uu qasaaro xoogan kasoogaaray Ciidamada Dowlada Soomaaliya haba ubadnaadaan dhanka dhaawaca hasayeeshee macada tiradooda rasmigaa.



qaraxa kadib ayaa waxa ay sameeyeen Ciidamada Dowlada Soomalaiya Howgal kaas oo ay kusooqab qabteen dad lala xiriirinaayo in ay kadambeeyeen qaxaas oo ubadan dhalinyaro sidoo kala iyagana macada tiradooda.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,581,685 unique visits Top