WARKA OO DAAWASHO AH
DOOD WADAAG
MUSALSALKA CAASI
XOG WARAN
ARRIMAHA BULSHADA
SOMALI SPORTS
AFLAAN BILAASH AH
GAR YAQAAN
BANDHIGA AAMINA
SOMALI MUSIC MP3
FOOL KA FOOL
Sunta Sinkov
MUSALSALKA NUURA
1-DA LUULYO FULL
Users Online
Guests Online: 105

Members Online: 0

Total Members: 22
Newest Member: Steven
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Wararka Maanta
C/Fitax Geseey “Howlagada ma is taagayaan ilaa laga qabto G/Bay & Bakool”.
22-02-2012

QM oo shirkadihii Barakaat Group of Companies iyo Ganacsadihii lahaa ka saartay liiskii Xayiraadda Al-Qaacida
22-02-2012

War Deg Deg Ah Al shabaab oo gacan ku heynta magaalada Baydhabo lagala wareegay
22-02-2012

Odayaasha Bay iyo Bakool oo ka digay dhibaataynta shacabka
22-02-2012

Sanad guuradii 42-aad ee ciidanka Asluubta oo la xusay
22-02-2012

Xildhibaan Xaabsade oo maanta ku qudbeeyey magaalada Berdaale
22-02-2012

Madaxweyne Sh Shariif oo si weyn loogu soo dhaweeyay London iyo Qaban Qaabada Shirka UK
22-02-2012

Mareykanka oo aan ogolaan doonin Jiritaanka Dowlada, kuna baaqay in la taageero Amisom iyo Shirka London
22-02-2012

Golaha Wasiirada oo shaaca ka qaaday in Baydhabo lagu dukan Doono Jimcaha soo socda
22-02-2012

Devid Camroon: Somaliland uma aqoonsan doono Dal ka madax banaan Soomaalia (War Culus)
22-02-2012

War deg deg ah Shabaab oo baneeyay Bardaale iyo Baydhabo iyo DKMG oo kusii jeeda
22-02-2012

Xaabsade: “ waxaan kusii jeednaa Baydhabo iyo meelo kale”
22-02-2012

Doonyo kusoo xirtay Dekada Kismaayo iyo kulan ka dhacay halkaasi
22-02-2012

DKMG oo ku hanjabtay in ay ciribtireyso Shabaab
22-02-2012

Taliska ciidamada xooga Somaliya oo u digay shacabka
22-02-2012

Guddiga amaanka barlamanka oo eedeeyay Madaxda sare ee DKMG
22-02-2012

War deg deg ah Dagaalo hada ka socdo gobolka Bay
21-02-2012

Eretria oo cambaaraysay faragalinta Soomaaliya
21-02-2012

DKMG oo gacanta ku dhigtay hub iyo rag Shabaab ah
21-02-2012

Qarax miino oo ka dhacay gobolka Bay
21-02-2012

Ra’isul Wasaaraha Ingiriiska oo sheegay Danta rasmiga ah ee ay ka leeyihiin Soomaalia
21-02-2012

Wararkii Ugu Danbeeyay ee weerar xoogan oo lagu qaaday Saldhiga Ciidamada Gaalkacyo
21-02-2012

Al shabaab oo faarujisay degaano ka tirsan gobolka Bay
21-02-2012

Markab dagaal oo kusoo fool leh Xeebaha Somaliya
21-02-2012

AMISOM oo loo balan qaaday taageero hor leh
21-02-2012

Dhacdooyinka Caalamka
Craig Bellamy: Ma Dabaaldegi Doono Hadii Aan Gool Ka Dhaliyo Finalka Carling Cup.
22-02-2012

Nani Oo Heshiis Mushaharka Loogu Kordhinayo La Bilaabay Kooxdiisa Man United.
22-02-2012

Ugu Danbeyn Shan Bilood Ka Dib Carlos Tevez Oo Raaligeliyay Kooxda Manchester City.
22-02-2012

CSKA Moskva Oo Dhamaadkii Ciyaarta Beenisay Gool Ay Ku Horeysay Real Madrid.
22-02-2012

The Sun Oo Shaacisay Sababtii Kursiga Keydka Loo Fariisiyay Ashley Cole, Lampard Iyo Essien.
22-02-2012

(DAAWO WAREYSI) Saamileydi Qaran Express oo lacagahooda meel saarneyn
21-02-2012

(DAAWO VIDEO) Wareysi Yuusuf Yuusuf kashifaad iyo fadeexo
21-02-2012

West Ham Oo Xaqiijisay Inay Isku Dayeen Inay Chelsea Kala Soo Wareegaan Fernando Torres.
21-02-2012

Tababare Andre Villas-Boas Oo Aaminsan Inaan La Ceyrin Doonin Xilli Ciyaareedkan.
21-02-2012

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Champions League Ee Kooxaha CSKA Moskva vs Real Madrid.
21-02-2012

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Champions League Ee Napoli vs Chelsea.
21-02-2012

Mourinho: Hadii Aan Champions League Ku Guuleysto Micanaheeda Ma Ahan Inaan Real Ka Tagayo.
20-02-2012

Arsenal Oo Xagaaga Lacag Faraqa Ugu Shubeysa Arsene Wenger Si Uu Kooxda Dib Ugu Dhiso.
20-02-2012

Marek Hamsik: Kulanka Chelsea Waxa Uu Inoo Yahay Kulanka Ugu Muhimsan Xilli Ciyaareedka.
20-02-2012

Guardiola Oo Ku Dooday In Barca Aysan U Qalmin Inay 10 Dhibcood Ka Danbeyso Real Madrid.
20-02-2012

Arsene Wenger: In Arsenal Ay Kaalinta 4aad Ku Dhameysato Waa Sida Koob Inaan Qaadnay Oo Kale.
20-02-2012

Ciyaaryahan Angel Di Maria Oo Mar Kale Ka Dhaawacmay Real Madrid.
19-02-2012

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee La Liga Ee Caawa Dhexmaraya Barcelona vs Valencia.
19-02-2012

Ronaldo Oo Barbareeyay Rikoorka Gooldhalinta Ciyaaryahan Juanito Ee Kooxda Real Madrid.
19-02-2012

QISO MURUGO LEH: Fu’aad Shongole soo si qasab ah ku guursaday naag xaas ah oo caruur leh, DAAWO SAWIRADA QO...
19-02-2012

Chelsea 1-1 Birmingham: Barbaro Ay Chelsea Ku Gashay FA Cup Oo Sii Kordhinaya Cadaadiska Saaran AVB.
19-02-2012

Real Madrid 4-0 Santander: Los Blancos Oo 13 Dhibcood Oo Nadiif Ah Ku Qabatay Hogaanka La Liga.
19-02-2012

Yaya Toure: Aniga Iyo Wayne Rooney Anigaa Qosolka Ku Danbeyn Doona.
19-02-2012

Xawaalada Qaran Express oo albaabada leys kugu dhuftay : AQRI SABABTA.
18-02-2012

Falanqeynta Kulamada Xiisaha Leh Ee Maanta Iyo Berri La Ciyaari Doono Horyaalka La Liga.
18-02-2012

C/Fitax Geseey “Howlagada ma is taagayaan ilaa laga qabto G/Bay & Bakool”.
Gudoomiyaha gobalka Bay ee dowlada KMG Soomaaliya C/fitaax Maxamed Geesay oo la hadlay UNIVERSAL TV ayaa wuxuu sheegay in ciidamada dowlada ay si buuxda ula wareegeen magaalada Baydhabo isla markaana uu qorshahoodu yahay in ay sii wadaan howlgalada ka dhank ah Al-Shabaab.
QM oo shirkadihii Barakaat Group of Companies iyo Ganacsadihii lahaa ka saartay liiskii Xayiraadda Al-Qaacida
22.February.2012:- 17-ka Febraayo 2012, Guddiga Golaha Amaanka u qaabilsan Al-qaacida waxay go’aansadeen inay ka saaraan liiska xannibaadaha ee Al-qaacida shaqsiyaad iyo shirkado Soomaliyeed : Ahmmed Ali Jumale iyo 17 shirkadood, oo u badan shirkadihii la isku dhihi jiray “Barakaat Gruoup of Companies” ayuu qaraarku caddeeyay in ay ka qaadeen xannibaadihii saarnaa.
War Deg Deg Ah Al shabaab oo gacan ku heynta magaalada Baydhabo lagala wareegay
Wararka hada naga soo gaaray Magaalada Beydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in Daqiiqado yar kahor Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya iyo Ciidamada Itoobiya ee la wareegeen Magaalada Beydhabo.
Craig Bellamy: Ma Dabaaldegi Doono Hadii Aan Gool Ka Dhaliyo Finalka Carling Cup.
Weeraryahanka kooxda Liverpool Craig Bellamy ayaa sheegay inuusan dabaaldegi doonin hadii uu gool ka dhaliyo kooxdiisii hore Cardiff City, ka dib markii la shaaciyay inuu taam u yahay inuu ciyaaro finalka League Cup todobaad dhamaadka soo socda.
Nani Oo Heshiis Mushaharka Loogu Kordhinayo La Bilaabay Kooxdiisa Man United.
Manchester United ayaa wadahadalo la furtay ciyaaryahankeeda garabka ka ciyaara Nani iyagoo doonaya inay ka saxiixaan heshiis afar sanno ah, sida ay qortay The Sun.
Odayaasha Bay iyo Bakool oo ka digay dhibaataynta shacabka
Muqdisho: Odayaal iyo Waxgarad kasoo jeeda Bay iyo Bakool oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka digeen in la dhibaateeyo dadka shacabka ah xili howlgal ka dhan ah Shabaab uu ka socdo halkaasi.
Sanad guuradii 42-aad ee ciidanka Asluubta oo la xusay
Muqdisho: Munaasabadaani oo lagu maamuusayey 42 guuradii kasoo wareegatay aas aaskii ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo ay kasoo qeyb galeen Madax sare oo ka tirsan dowladda KMG ayaa waxaa lagu qabtay Gudaha magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Xaabsade oo maanta ku qudbeeyey magaalada Berdaale
Wararka ka imaanaya Degmada Bardaale ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in maanta Dagaalo xoogan oo mudo saacado ah qaatay uu ka dhacay Duleedka Degmadaasi.
Madaxweyne Sh Shariif oo si weyn loogu soo dhaweeyay London iyo Qaban Qaabada Shirka UK
22.Februray.2012: Madaxweynaha Dowlada Soomaalia Shariif Sh Axmed oo ay la socdaan Wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ah ayaa gaaray Magaalada London ee Cariga Dalka Ingiriiska halkaas oo beri oo Khamiis ah uu ka furmi doono Shirweyne looga hadlayo Xaalada Soomaalia.
Mareykanka oo aan ogolaan doonin Jiritaanka Dowlada, kuna baaqay in la taageero Amisom iyo Shirka London
22.February.2012: Isagoo saxaafada kula hadlaya Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan ayaa waxaa uu sheegay in aan la ogolaan doonin Dowlada haatan jirta marka lagaaro waqtiga uu xulkooda ku egyahay.
Golaha Wasiirada oo shaaca ka qaaday in Baydhabo lagu dukan Doono Jimcaha soo socda
22.February.2012: Golaha Wasiirada ee Dowlada Soomaaalia oo kulan aan caadi ahayn yeeshay shalay oo Khamiis ahayd ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay la wareegi doonaan Magaalada Baydhabo iyo Guud ahaan gobolada Bay iyo Bakool.
Render time: 0.54 seconds 1,424,782 unique visits Top