NAGA SOO WAC TEL: 44-2071003977 TEL: 2-0103088520.

FILIMADA CUSUB l DIINI l COMING SOON l KARTUUN l DOCUMENTARY l  PROFILE l THE STUDIO

 

 

 LA DHAQANKA RAGA

 

Anigoo ah gabar Soomaaliyeed waxaan jecleystay inaan u sheego habalaha walaalaheyga Soomaaliyeed qaabka naftaada loo qadariyo & sida loola dhaqmo raga.

 

1: Nin hadaad is barataan ha noqon qofka taleefanka garaacidiisa ku horeeya

2: Hadaan ninka ka heshid haku fakarin inuu markiiba yahay kii aad nolosha la qaadan laheyd

3: Isbarashadiina ugu horeysaa ha uga sheekeyn noloshaada oo dhan Mar kasta noqo dhageyste

4: Weligaa nin ha u dhaafin Voice Mail

5: Cadkaada gooso adigoon qeylineyn.
 

Qofkii ay heysato dhibaato dhanka xiriirka Jaceylkiisa ama su aalo qaba hanagala soo xiriiro E-mail-kan

E-mail: ilataliya@hotmail.co.uk

------------------------------------------------------------

W.D: NAJAAD.

 

E-Mail:-ilataliya@hotmail.co.uk

-------------------------------------------

 

 

 

© Copyright 2007. Saafi Company L.T.D     Design by Jibriil Mohamed J.