hadaba
gabdhaha qaahiro waxay u qaybsamaan 2labo, qaar shaqeeyaan iyo
qaar biil qataan , gabdhaha inta bilka qada taa waa inata ugu
buufiska badan ,ugana fakar ka badan waayo waxay haystaan dad
ay u sheegtaan hadba waxii layn qaahiro ku soo kordha Jaako
Jamac hawado oo ama baasaaboor bug ah hala keene ama cidkale
ha wadee waxay la socdaan layn wixii ku soo kordha qaahiro
,inta soo hadhay gabdhaha way iska
shaqaystaan , waxaanay meel soo saartaan biilkoodo iyo
shoobinkooda waayo nolasha qaahiro waa sacab ,, dhanka
wiilasha maalinkii oo dhan waa la hurdaa habeenkii oodhan waa
la soo jeedaa sida xoorka ama daba cadeeyaha waxaanay
dhalinyaradu isagu yimaadan markuu gabalku dhaco qaxwooyin ama
kafateeri gaar ah oo somalidu isugu timaado iyagoo wakhtiga ku
dilaya turub ,dubnad ,buul , iyo kuwo online iska ah oo
internet dul fadhiya guriga ha u yaalo ama netcafee ha
fadhiistee, iyo in isboortiga isku mashquulisa , hadaba
goormuu furusad u helayaa wiilka dhalinyarad ah inuu shukaansi
tago inuu qofkuu rabo u soo dansheegto ,
haduu jacayl leeyahayna intuu wakhti siinayo
ayaaba iska yar aydoo wax camal ah oo laqabto anaay jirin
qaahiro , ileen maalin oo dhan waa la hurdaa habeen kii oodhan
waa la soo jeedaa, dhalinyarada inta badan waxaa lagu wada
sheekaystaa telifoon iyadoo la isu cudur daaranayoiga raali
ahoow waan ku soo gadhi wayaay wan iska mash quulsanaa iyo wax
lamid ah , waxaa laga yabaa hamigay kuu qabtay gabadha aad
saaxiibka latahay markay aragtidoodu iku yaarto inay kaa niyad
jabto, waayo kulanka joogtada ah ama xidhiidhinta labada qof
oo is jecel waxay kobcisaa xiisaha jacaylka ay isu qabaan
labada qof taasna waa ta ugu mahiim san ayadoo aan eeda
saarayo dhanka raga ,
waayo wiilku markuu soo kaco qaxwo ayuu soo
aad sheeko iyo bashaal ayuu camirtaa sida xaqiiqada ah ,dhanka
dumarkuna inta shaqaynaysa mooyiyee inta kale musal salo
carabi ah ama miksikaan ah ama caadil imaan ah ayaay ku taxan
yahiin oo iska dula fadhiyaan ,
hadii loo yimaado waxaa laga ayaabaa inay
dirqi kugu salaanto mana laga yaabo inaay sheeko kuu furto
kama ah xumaan lakiin filimka caadli imaan ama musal salku
ayaa meel fiican u maraya .cajbeey cajiibeey waxaad ku
qasbantahay inaad iska fadhiisataa inta uu ka dhamaanayo
filimku ama musalsalku , ileen nin wayn oo guri yimid ayad
tahay inaad hore ka laabtaa laga fiican haya aloow yaa TVga
jabiya
waa iska xaal aduune halkaana waxaa kaaga
cadaan karta xiisaha jacaylku intuu leeg yahay , ilaa inyar
mooyee oo awlada jacayl dhalay ah ,oo jimceyaasha
xadiiqooyinka isu raacda ,oo KFC ama MCD habeen habeen soo
booqata mooyee inta kale niyad isu mahayaan , gabadhu haday ku
rabto oo kuu dhimanayso adiguna sidoo kale u jeceshahay meel
ayaay ka caga jiidaysaa oo dhismooral katahay kama aha xumaan
ay adiga ku xumaynayso ama ku diidan tahay, waxaa iska leh
jawiga qaahiro ayaan filayaa , waayo soo jeedka badan ee
habeenkii wuxuu keenaa xanaaq badan dulqadka oo qofka ku
yaraada siduu noo shegay DR .JIBRIIL CABDI QADIR ( Dr
.DHAGAXLE ) waxaanu talo ahaan ku siiyaay Dr Dhagaxle inay
dhalinyarada qaahiro rag iyo dumarba ay iska yareeyaan soo
jeedka naftana ay Nasiino ay siiyaan si ay happy u noqdaan
,hurdadu waa caafimaad waana ka badh nolasha qofba qofkuu ka
hurdo wangaasan yahay wuu ka caafimad badan yahay wuu ka
habisan yahay ,
markaa jacalku laftiisu wuxuu ku dhismaa waa
dulqaad iyo in qofba qofka kale uu u samro oo uu qiimeeyo ,
sharaftu sidaas ayaay ku jirtaa , sowtii heestu ahayd
Kalgacaylku Waa Qani Caashaqa Ka Qaran Waana shay ku Qaaliyo
Qiimaynta Aadmiga , waxaan sheekada ku soo afjarayaa
dhaliyarad qaahiro rag iyo dumar difaac ayaa la isug jiraa
,difaacaas oo ay sabab utahay dhoof ay qabtii jacaylka ay hooy
uga dhigeen qalbi buufis dagay yaa qorsheenkara , waayo
gabadhu waxay isleedahay hadii aad guursato manta cidiinu wax
kuu qaban mayso wiilkuna sidoo kale wuxuu leeyahay naftayda
ayaan meel u raadinaya gabadh iyo ciyaal maan sii jiidi karaa
. waxaan leeyahay ilaahay ayaa deeqada bixaya nafwaliba naftay
doonto waa u daawe waxaan joognaa hooygii dalxiiska aduunka ,
dhoofna yaan la isku mashquulin qofta maalintuusuu baxayaa
sidaan wada ogsoo nahay Qahiro waa Maxado ama Bostejo
qofkastaa maalin ayuu ka baxayaa suwtii (HIBO NUURO TIRI)
kaftanbaa jacayl qaba ,intaad keen aduunyiyo
kordhi maal is leedahay kaxbaan ahaye ma ogtahay, kolkaan laba
kufkeenoo ,kaftamaayo eegaba kaligeey sariirtaan kuu dudaayee
ma ogahtay ,markaa waxaan meeshaba ka madh neen in lamaanaha
isjecel ay mid midka kale uu dareemi karo wuxuu ka mudan
yahaya wakhtigana la iskuma naco qof aduunka laga balan qaday
ayaa jirin quruxda ragu waa dumarka sharafta dumarkuna waa
raga waxaa aduunyo loo raac daynayaa ee markiib bada dusheeda
loo marinayaa dirado rag hawada umarinayaan waa dumar hadal
iyo dhamaan waxaan sheekada ku soo af jarayaa, Inkastoo nin
geesi ah raga geed adeeg yahaay hadaan garabka lala qaban guri
oodi maayee geestiina ka caashaqa ka godladay ha gaagixin ,
hablaya yahoow hadmaad guursan doontaan ,
END
ilaahoow nadarajee naga yeel dad daacada
islaanimo ku daahiro aloow dawlad caadil ayaan kaa dalbaynaa
aaaaaaaaaamin aamin
LASOCO SHEEKADAN JACAYLKII TAHRIIBTA GALAY
EE QAAHIRO