
Allahayoow Naf dacada iyo Niyadda Saafiya Nasteexaaga ku ogoow . qalbi dacad .laab dacada ah .naf daacad ah . indho daacad ah, jaceel dacad ah, umad wada dacad ah, waxaa lagu kulmay meel ilaahay og yahay Raaqiyo waa kal sooni abuurto Osmaana waa daacad beere, waa la is qan cinayaa waana la isku qanac san yahay, waa la is raali galinayaa qofba qofka kale ayuu soo jiidanayaa waxaana la is dhadhan siiyay kalgaceyl aan dhamaaneen Nabad iyo jaceel iyo Nolol Barwaaqa ah Nasiibkeena aayaha ku nagee Allahayoow kunagee AAmin allahayoow ………..oooh waa dad qalbi nadiif ah aloow adigaa dadkan dalacanaya quluubtooda ….
Osmaan Go'aan ayuu gadhay tallo ayuu goostay tallada rabina meel ayaay ku xidhantahay Raaqiyan waxaay ka sugaysaa arinkuu wado iyo siduu wax u damac sanyahay waa hoowl meel u socta.Raaqiy gacanta iyo dhabanka ayeey isku haysaa Osmaana hadal waa ka soo bix wayaay Osmaan wuu is celin wayaay waxaanu hadalka ku furay
Raaqiyay macaaneey . AFku wuxuu diidan yahay Hadalkan soo waddee. marna inaan dal dheer kaa tagaa tashiga kuma hayne laakiin danbaa tiri inaan hadlaka soo fago .
tallo waata Rabigeen Tashina waa ka bini aadan ka . hadaba soo dhawoow macaaney Bisinka aan ku bilaabee macaaney waxaad ogtahay oo daah kaa saarneen in dadka somalida ah ay yahiin Reer guuraa Qofkasta oo somali ahna laga soo bilaabo 1991kii in ay isu diyaariyeen inay tahriib galaan waad ogahay dalkeen hooyo waxaa ka dhacay dagaalo aan dhamad laheen oo qofkasta soomali ah wax yeelo u geestay dalkeena oo dhan wada gaaray .dadka somalida ahan qofk kasta wuxuu jecleeystay inuu wadanka ka baxo oo meel uu naftiisa iyo ehelkiisaba wax ku tari karo uu tago.
waxaana dadku aad ugu tahriibay wadamo badan khaastan .wadankan yaman. sucuudiga. emaradka. masar oo jaalid badan ku nooshahay .suuriya liibay oo bada adad loogu dhamaando iyo qarkaloo badan .
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Wadankana Qwaxaa looga baxay habaqle qofba taagtii ha talaabsado Qof diyaarad kubax Qof doon ku baxa iyo dhulka jeexa oo gaadhi tuma . waxaad makhrati ka tahay wadan kan aan joono ee masr waxaa ku nool dad badan qofkastaana wuxuu Raaba inuu ka baxo oo yurub uu galo ama waqooyiga ameerika meeshii ilaahay u sahlo . macaan badan waxaan ku xasuusinayaa inay Qaahiro tahay maxado ama Bosteejo gaadhi lagu sugaayo oo hadii la nool yahay laga baxaayo .
Raaqiyo macaney waxaan taariikhdan dheer kuugu soo maray hadalkan u soo taxay waxaan kuu sheegaa macaan badan inaan baxo ayaan rabaa qalbi oo adiga iyo naftaydaba aan wax u soo qabto hadii ilaahay igu garab galo waxaan kuu sheega macaan badaneey inaan ilaahay ka sakoow inaan adiga kuu noolahay kuuna maqanahay ee macaan badan see dee kuula muqata ?
waxaan kuu sheegaa macaney inaan haysto passaboor Jusul Qamar ah ama Comaros ah ..oo sharci saran yahay calashaan ciqaamo saran tahay sawirkagayna saaran yahay .....................markaa siday kuula muuqataa macan badan
Raaqiyo illin ayaa ka soo booday waxaa ku furmay buuq . waxaa isla markiiba is buuxisay Maskaxda . waxaa ku xidhmay hadalka . waxaa jidhkeeda is qabsaday dhidid Osmaan yaab ayaa ka soo hadhay . talo meel xun ayaay ka baxday Arin afkala qadaay noqotay Raaqiyo marna isma badalin indhaheedu way furan yahiin illin aan la garaneen ayaa ka socota aan joogsi laheen waxaana afkeeda ka soo baxay
waa aduunyo haboow day
waa aduunyo asqeeysan
waa nasiib wadaa waashay
waa jaceel wadaa yaaban
waxa aan la ilmeeyey
wadnahayga wareerjay
Qalbigeeyga Qaasaya
walbahaarka is saaray
waax yahayga iyo jiidhka
dhabarkeeyga iyo laabta
dhididkaa qul qulaaya
waa hadal kaad i hor keentay
waxaan aan la jareeyey
waa Qalbigeeyga tahriibay
waa nafteeyda haboowday
waa xaq oo kama diidi karo
hadii ilaahay ku daayo
waa horumarka danteena
waa igu dhib oo kaama maarmi karo
Macaaney talo waa ta rabi
Adaa ayuu uga naxay hadalkan wayn ee xigmadeysan ee ay ku hadashay. lakiin marna ba may aamusin Raaqiyo aad u qiiraysan indhaheeddana ay ilintu ka socoto waxaanay ku soo cel cilsay macaano adiga marnaba horu markaaga ma hor istaagi doona , Osmaan laftiisa ilan iyo qiiro kuma yareen lakiin waan caloosha ayuu xidhay waxaan aad isug dayaya inuu dajiyo macaantiisa lakiin way usuurta gali waysay waayo . sidaan Aamin sanahay ama wada ogsoonahay Dumarku way ka qalbi jilicsan yahiin Raga .ilaahoow Dumarkeena noodaa waa dad aa qaali u ah waxay ka duwan yahiin dumark caalamaka . waxay dheer yahiin qalbi saafi ah hadii ay daacad meesha taalo.. hadaba Osmaan way u suurto gali waysay inuu Raaqiyo Qalbigeeda sidii caadiga aheed ku soo celiyo . www. Ragu naaga jecelaa .com... dumarkuna u roona wallee reer magaale cashaqay jaceelku ba'anaa. Oday Osmaan waa dareemay macaantisa xaaldu halkay ka marayso aad ayuu laabta uga soo galaay waxaanu ugu dhuftay bahal Amaan ah ileen dumarku waa Amaan jecel yahiin anigu hore uma ogeen kkk
wuxuuna ku bilaabay
Raaqiya waxaad tahay Ubax soo baxaayo
indhahayga nuurkiyo arageeyga deeqoo
inta aynigaaga ah ogoow waad u sidataa
intaan duni ku noolaa gabadh macaaney
ma arkin mana daawan wali maysan dhalan
ilkaahaga siman ee afka Quruxda loo saray
dibnahagan baashad ku wacan best lips
indhahagan blue ga ah suniyaha saran
markaan aan ku fiirshaan ma looshan iqabta
iyo qaarkaloobadan aan afkaygu soo qaban
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Raaqiyo waa iska hiin raagaysaa maqalkeedu iyo arageeda iyo nafteeda dhan waxaa daboolay bixitaan Osmaan afkiisa ka soo yeeray waxay tagan tahay HADIMADAN NAFTAYDA HOOWLAHAN I HAYSTAAN HEE HAABAYAA waxaa ka tan badiyaay jaceelka ay u qaaday Osmaan meel ay ka soo laabto ma joogto Osmaana waa kadaran yahay waxaa iyado xaaldu ay halkaa marayso ayaa waxaa soo yeeray Ganbaleelka Guriga Ama Jeleska ama beelka sidaad u taaqo ayaa laga soo dhawaajiyaay Raaqiyo way istaagtay iyadoo aad ka dareemayso in jidhkeeda tamar tii dhan inay kamaqantahay oo daal ka muuqdo indhahan ay guduudu isu badaleen waxaanay fiirisay Daloolka ama diirada Albaabka ee loogu tala galay qofka
Banaanka tagan in laga arko
Waxaana u muqaday Waji qof dumar ah dib ayaay usoo laabtay waxaanay gashay Kijada waxay iska so dhaqday wajiga Osmaan ayaay ku soo laabtay waxaanay soo qabtay gacanta iyadoo Galinaysa Qolkeeda waxaanay furtay albaabka guriga gabadhii ay qaraaba yahiin ayaan soo gashay meeshii ayaa la isku salaamay cabitaan ayaay u keentay . waxaa qolka ka soo baxay gabdhahii Raaqiya ladhahay meeshay ayaa la isku salaamay Raaqiyo meelkale ayaa looga wacayay waxay isaga soo siibatay macaankeeda Qalbigeeda amooraheeda xabiibkeeda oo sariirteeda iska dul fadhiya oo aad u fakaraya meesha ayaay la soo fadhiisatay waxaana meesha laga sii bilabay Qiiradii jaceelka safarka isu diyaarinya iyo waxaa soo waajihi doona miss Raaqiya .
Raaqiyo xaaji waxaay ku soo noqotay jawi caadi ah waxaanay meesha ka sii falaqaysay Qaabkuu ubaxaayo xabiibkeedu .
Oday Osmaan wuxuu usheegay una fasiray sida uu ubaxaa iyo qaabka qaahiro uu uga baxaayo iyo meesha uu usocdo iyo ilaa inta hamigiisu gaadh siisan yaahay .siduu hore usoo sheegay waxuu isu tabaabusheey inuu tahriib galo Qaahiro kabaxo Urdun galo Suuriya u sii gudbo Turkiga ka sii talaabsado Giriiga doon ku galo Holand caanaheda meesha ka tiigsado ……Raaqiyo aad ayaay ula dhacaday Hamigiisa hadan way ka naxaday
Lasoco Q 18aad
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|