
Sida geesi xididkiyo.xigtadiisu jeceshahay oo xubinta hadalkiyo
xaajada yaqaanoo. oo xumaan sokeeyiyo lagu xaman bakheylnimo
oo xoola bixintiyo deeqsinima ku xeeldheer .oo loo xubeeroo
sida xuladka nooloo. xaashaan la dhaafeyn halka uu xariiqo
amase xadiiskiyo xaqa diinta sheegoo xag Illaahay mooyee
tii kaleba xooroo. marka aan xagaagiyo xubnahaaga eegaba xiisoodayeexadentoodayee xubiii yaa xayaatil Qalbii .....
Yaa cayuunii.Quratal cayniiiiiiiiiii .Yaa Ayaamu Maxbuubii .Waa Awlaad Jaceel .waa dad saciimnoqday waa laba kalsooni isu dhibtay. waxaa gacanta ugu jira coobkii jacaylkaqof ba qofka kale ayuu gacantiisa ku siinaya , waxeey beereen Ubaxii jaceelkahadaba maxuu noqon doonaa natiijada jacalka Raaqiya iyo Osmaan,,,,,
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Hadaba Raaqiyo waxayis waydiisay . Tolow Osmaan ma waxuu soo wada goorma ayaan is mehersan misegoorka ayuu soo dhawayn doona, waxaa ku furmay waadi jaceel . waxaa ku habsadayRoob ma hiigaan ah waxaa ku yeedhay Firinbiga caashaqa. waxaa ku soo dhawaadaywakhtiga .waxaa u sawirmay taashkii madaxa laga saarayaay waxaa la tusay dadbadan oo arooskeeda ka ciyaaraya, waxaa ka buux santay qaybta Riyada maalintiilagalo u shidnaa filim aad u macaan badan ,Raaqiya waxay dhex dabaaltay xusuusmacaaan badan ,
waxaanay riyadii macaaneed ku soo afjarantay ama ku soo dhamaatay adiga iyo macaankagy halkee isku aroosi doontaawaxaanay dariiqii dheeraa Raaqiyo ku soo dhamaaday adiga macaankaagu halkeeisku aroosi doontaa Riyo dumar waa ta ugu wanaagsan ee ay ku fakaraankkkkkkkkkkk gabdhuhu waxay ku faanaan guri iyo nin yeelo been maahan hadabaRaaqiyo Riyo ayaay ku jirtay lakiin Osmaan wuxuu ku soo maqnaa waa xaafadaRaaqiyo , marnaba niyadiisa kama bixin Raaqiyo iyo arimaheeda lakiin maantawaxuu talo ka rabaa Adariishadiisa waa aduunyo waxuu soo gurgurto oo soo jiitamo waxuu isku soo dayay gurigii Raaqiyo ay ku nooleeda waxaana gacanteeda kaga furtay Adariisho Raaqiyo hore ayuu usoo galaay guriga waxaana loo soo dhaweeyey si aad u raali galisay naf ahaantiisa faadhiga ayuu iskafadhiisatay waxaana meesha ugu diyaar ahaa qalabka martida loogutala galay Raaqiyo kamay dheeraan iyadaa gacanteedacabitaanka iyo mac macaanka ku siisaya aad ayuu wajigiisa faraxad uga muuqatay waxaana afkiisa ka soobooday oo aad ugu luuqeeyey hees aad umacaanbadan oo ilin ka keentay raaqiyo dhagaheeduna aad ugu raaxaysanayeen waa dad is jecel si aan caadi aheen ayaa la isu dareemaya waa hubaal caashaq taasi cideeyna ha isku dhibin Osmaanwaa haaf fanaan calaashaan ee waa fanaan badhkiis marna waa abwaan sameeye heesa ama geerarada aadka kuuraali galinya
hoodiyo nasiibiyo
hor alaan adeegsaday
hanfadoo habeenkii
hambalyada jacalkaa
hurdo iga ka xeeysoo
heesaha macaanee
hobalada onkadayaa
heelada ku tirayaan
haybshaa habeenkii
macaan waxaan ku leeyahay
helistaadu waa dahab
Raaqiyo way is celin waysay madax ayaay shumis aad u macaan badan lagaadhay ismay ogeeyn meel aymarayso waa dookhad jaceel waxaa la joogaa caalam taani dunikaale .Oday OSmaan xoogaa ayuu aamusnaa waxaanu ka soo toosay Adariishada oo laabtiisa ku jirta aad ayuu naxay sidii qof hurda ka soo kacay waxaana afkiisa ka soo yeeray WAYNOOW HA INA KALA WADANI , WAQAD LABA IS JECEL OO LIIBAAN KUWAARTA .OO AAN IS WAAYIN INAGA YEEL .ٌ. Raaqiya oo hurdo ka soo toostay ayaa ku soo celisay aamin yaa rabi , waxaa dib loogu soo noqday jawi dagan cabitaankii ayaa la isu dhiidhiibay waxaanay Raaqiyo saygeeda ku dhahadya macaanoow hadii aan ku waayo ma aqaan sidaan noqon doono
Osmaan aad ayuu uga naxay hadalkaa waxaanu ku dhahay macaaney in shaa alaah wax kasta oo inoo qoran waan maraynaa waa xaqiiqa waxaa lagaa rabaa inaan samir iyo dulqaad u yeelato jaceelkeen macan badan , waad igu ogtahayayaa meel u taala Oday ismaan
Raaqiyo ayaa is celin waysay iyadoo aad ugu hamuun qabta sheekada uu sxbkeed u hayo waxay tahay waad dareemi kartaa gabadh kasata oo somaliyeed waxaay jeceshahay sheeko hadad u hayso inaan isla markaa aad u sheegto oo ay kuseexato , waa dhaqan ay ka siman yahiin mureey dumar , waxaanay ku cel celisay aboowe macaaney iisheeg sheekad aad ii haysaywalaahay qalbigeeyga kama baxin ilaa markii aad telka damisay waxaana u hor yimid sheekooyin badan waxaa isoosawirmay arimo badan oo aad iifarxad galiyaay naftayda . plz macaaney meel kale aha ila aadin sheekad aayan kaa rabaa xubiiyoow minfadalan bil axsaanik yaa cayuuniiiiiiiiiii
Osmaan aad ayuu u ilka cadeeyey isagoo naftiisu layaab ku noqotay sheekada uu rabay inuu kala tashado Adariishada sida ay nafteedu u turjuntay …waxaana ka soo fakaday qosol aan dheereen
Raaqiyo waxaydhahaday maxaad ku qososhay macane……?
Macaan badaney waxaan ku qoslay sidaan wax u waday iyo sidaad u turjuntay waaba kala nooc anigu inaan arin ka wada tashano ayaan rabay adigu lakiin meel kale ayaad ii kaxaysay waan dareemi karaa wax kastaoo maskaaxdada mashquuliyaay kkkkkkkkkkkkkk
Raaqiya aad umacaan badan ayaay uqososhay Osmaana aad ayuu ula dhacay dhoolaka qosolkeeda waxaanay hadal ku soo gooysay macaaney anigu filim macaan badan ayaa shitay ka gudub taas ee sheeda igu xadd talo waata rabi .kamuu adkeeyn wuxuu usoo bandigay una dul maray inuu safar galo hadii ilaahay kadhigo oo wakhtigu u saamaxo sida ugu dhakhsahabadan waxaanu xasuusiyaay macaantiisa inuu iyada u baxaayo nolashiisa inta ka dhiman uu dusha ku sidi doono .
maxuma waa go'an uu gaaray Osmaan lakiin Tallena meel ayaay ku xidhan tahay ..
hadaba maxuu noqon doon safarku
lasoco 17aad
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|