Xiribaha indhaha ee xanuunka igu beeriyo. Camanada xayaadkee xadigoodu buuxiyo
Dibnaha hadalka xubin xubin kuu kala xisaabshaa
Xumada igu kiciyee hadmaan xeebta wada tagi macaaney xaaaaaaaaaaax
waa jaceeyl iyo dareen .dhookh iyo hilaac daymo macaan badan
.waa maalmo aad la isu xiisaynayo. waa kalagaceel iyo nasiib goob ku wada kulmay .waa isfahan lamaane is jecel oo dacad isu ah .waa laba qof oo dadka isaga dhoow . waxaa la wada saaran yahay doonta caashaqa
Osman hawada sare ayuu marayaa habeenkii xalay ahaa muu seexan waxuu sugayaay intay qoroxdu soo baxayso waxaa hortaagnaa goobtay fadhiyeen iyo jawigii daganaa ee ay ku jireen waxaa indhuhu ay ka seexan wayaay nalalkii guduudnaa iyo qaacii jaceelka ee hor maryaay waa dabay caashaq oo daris la noqotay Osmaan waxaan afkiisu soo qabtay sidaan ka baranay Osmaan amaantii Raaqiyo
Raaqiyo aragtidaadii cashaq soow imuu helin
sahwi igu abuurmoo seedaha jirkiyagiyo
saameey oogada sow daris lamaan noqon
sadiriga iyo laabtana jaceel sahal umuu dagin
safka aynigaagiyo kaa soocday dumarkoo
sare weeye dookhiye saatir ha isku keen simo
yaa salaam aamin ayaa ka soo horeeysa waxaa la soo gadhaadhay habeekii jimacada ee aya balanka wayn ku lahaayeen ,fadhiga weeyn ku lahaan. Moolka weeyn ee City Centerka ileen wakhtigu wuu is gurayaaye saacad Osmaan wuxuu hore usoo qaatay labiskii qurxoonaa ee birta ahaa kabahii birta ahaa iyo koofidiisi birta aheed waxaan afka soo saaray hooygeed Raaqiyo ku nooleed waxaay talo sii gurguurataba wuxuuu soo gadhay gurigii Raaqiyo wuxuu iska raad shahay kalya adeeg waxaanu garaacay gurigii Gacaladiisa waxaa islamarkiba ka furtay macaantisa aad ayaay u qososhay waxaanay dhaday soo gudub macaaney wuxuu iska fadhiistay fadhiga wakhtigaas Raaqiyo diyaar ayaay aheed cabitaan ayaay u keentay waxaan ku foorjeeysay macaaney maanta kaa fiican guriga ayaad isuku soo tuurtay mooni ayaad isku soo xidhay kkkk adigu Geesi ayaad tahay Alshabab waad ku biiri kartaa kkk madam aad sidan dhan u kalya adagtahay .
Osmaaan wuu ilka cadeeyey waxaanu ugu jawabay Macaan badan waxaan ogaa inaad adigu iga furayso waxaana kuu sheegaa kalsoonida aan adiga kaa qabo darteed ayaan usoo garaacay guriga markaa qalbi isii hee warka macaaney wakhtina mahaysano ee maxaan sugaynaa macaaney ? Raaqiyo macaaney diyaar ayaan ahay lakiin waxaan rabaa inaan kuu sheego maadam aan meel u socono waxaan jecleeystay in qof ina raaco oo cawa aan jaanis siino maadama aan xalay soo istareexnay kalsooni aan adiga kaa qabo ayaan macaaney u balan shay qofkaas see u argtaa Gacaliye ?
Osmaan wuu aamusay cabaar wuxuu fiirshay guriga waxaa jooga gabdho ladhashay Raaqiya iyo kuwo ay qaarabo yahiin isaga oo ka waalin waydiina qoftay tahay ayuu ugu jawaba waxba kama qabo macaney .Raaqiyo way ku soo dhawaatay dhabanka ayaa mac heer sara ah ka siisay intay is himaamtay isla wakhtiga shumisku dhacaayo wax goobta maryaay malaheen waxaanay dhagta ugu sheegtay macaane qofka aan cawa rabo inay ina raacdo oo inala soo bashaasho oo wakhtiga inala soo qadato cidkale mahaan waa gabadhii aan gurigeeda ku kulmi jirnay Manaal wax badan ayaay iga diiday lakiin markii dabe way iga yeeshay inay cawa inala soo casheeyso Osaan aad ayuu ugu farxay hadalka ka soo yeeray Macaantisa Raaqiyo iyo siday wax garad u tahay
Maan shaa alaah caqliga waa loo dhashaa Raaqiyo waxaay heyba uheshay qalbi dagano iyo soo jiidasho ad u saraysa leh intay hadalka afka ku hayeen waxaa albaabka soo garacaday Manaal oo xuural cayntii jacanda oo soo xagaa baxaday la moodo labiska ayku tagan tahayna indhu ay ku xardhayaan. goobta ayaa la isku salaamay salaan kadib waxaa la isu diyaariyaay in labaxo si wakhtiga looga faa'iidaysto maadama xili samar ah lagu jiro habeenku waa iska yar yahay waxaa laga soo dagtay guriga xooga markii la soo socday ayaa waxaa la qabsaday taxi meesha marayaay waxaana afka lasaray Magaalada hoose iyo goobtii City Centerka 15 daqiiqo kadib waxaa looga dagtay Moolka wayn waxaanu calaaduul u tagay kurisigii uu lacagta ka dhiibay Manaalna way soo ag fadhiistay goobtii ayaa la camirtay waxaa ladhiibtay dalab cunto iyo cabitaano goobta ayaa lagu jabay, kaftanka ayaa cirka isku shareeray farxad iyo qosol ayaa hoos la isaga dhigay waxaa ka soo baxday Raaqiyo macaane Shaleemada Film jaceel ah ayaa dhagan ee inoogu qabo hoos ayaa loo dagay waxaa lagu qabsaday film ladhaho One milion One night waxaa goobta dhinaca la isku hayo waxaa soo dhamaaday filmkii waxaay isku af garteen in ay iska siibtaan madaama filmkii dhamaaday gacamaha ayaa la isa soo qabsaday waxaan meeshii ku soo dhiibay lacagtii bashaalka aheed ay qabeen , waxaa la soo qabsaday taxi Manaal waxay aad ula dhacsaneed siday labadan qof isku yahiin waxaana ka soo fakatay cimrigeey intaan jiray ma arkin Laba Qof oo sidan isu jecel lakiin waxaan Maqaalo ku haystaa in labada qof ee sidan oo kale isu jecel inta badan isma helaan ,
kkkkkkk Raaqiyo way qososhay maxaad aragtay abaayo ayaay ku celisay ? intaysan Manaal hadalka ka jawaabi ayuu Osmaan qabsaday wuxuuna dhahay abaayo Manaal Run ayaay sheegaysaa Dadka jaceelkodu uu gaadho heerka ugu sareeya 11% inat badan isa helaan lakiin inta is heshaana iyagoo aad u rafaaday ayaay is helaan markaa macaaney waxaas waxaa ka adag is aaminka iyo kal soonida meel la wada dhigto horena waan kuugu sheegay hadii jaceelkaaga wax yar oo Qiyaana ah ku jirto malaga yaabo inaan guulaysano aniguna sidoo kale hadaan qiyaano wato ma liibanayo ,
macaaney markii aan kuu fiirshaba jaceel igu fogaadaa igu sii fidaayo faraxaygii
baad tahay xubi walaahi anaa bixibak awii xaafadii ayaa hore laga gaaray . maysa dareen saneen goor xafada la soo garay waxaanay ka dagteen Taxigii waxaan hore ka sii maren Guriga Manaal waxaana la is dhaafsaday salaan qaali ah oo farxad ku dheehan tahay waana la kala tagay Osmaan waxay soo aadeen guriga Raaqiyo waxaana soo wada galeen guriga waxaanu iska fadhiisatay sida cadiga aheed fadhiga guriga isga oo xishood badan ku jira .maadama uu guriga ku cusub yahay oo maanta ugu horeysa Raaqiyo guriga ayaay hore isga sii gashay iya doo ku luuqaynaysa geeraarkan aadka u macaan
waxaan hada iyo jeer
habeen iyo dharaar
hadaan heli karaayo
haakah oran lahaa
adigoo horteeyda iyo
harreertayda joogee
boqorkii naftaydow
barikasta bidhaantada
wan u baahanahay
waxaanay iska soo badashay labiska ay sida tay waxaana u wacday 2 gabadhood ee ay wada dhasheen meeshii ayaay buuga barshada familka ugu furtay . bacada barsho kadib waxaa loo cidleeyey goobtii Raaqiyo way soo garab fadhistay macaankeeda iyadoo dhagta ugu sheegtay inay aad u jeceshay waxaana dhahday Macaane maanta waxaan ku siinaa background kayga yacni jadwalka nolasheeyda
waxaad tahay qofka naftayda ku soo biiray waxaana aad u jecalahay wax kasta oo nolashadyad ku saabsan inaan kuu siyo waayo waxaad tahay macaanahay ga iyo indhahag iyo nolshada cusub qofka wax ka badalay waxaan kuu hayaa hadhuub caashaq macaaney waxaanay ku sii adkey say inuu yahay qofka kaliya ee qalbigeeda boos muhiim ah ku yeeshay hadaba halkee ugu bilaawaday taariikh nolaledkedka nafteeda sidee Osmaan u akray nolasha Raaqiyo
lasoco Q 15 aad