waxaa
dalkan
aan
ku
noolahay
ka
dhacaday
qiso
aad
u
cajiib
badan
wiil
ayaa
waxaa
uu
aad
ugu
dheerayay
shukaansiga
shabakada
internetka
waxaanu
maalin
isagoo
fadhiya
netcafe
soogashay
gabadh
waxay
soo
fadhiistay
kursiga
agtiisa
wiilku
wuxuu
ka
helay
gabadhii
waxaanu
isku
dayaay
inuu
magaceeda
waydiiyo
way
ka
aamustay
waxaanu
marlabaad
ku
dhahay
abaayo
adigoo
raali
iga
ah
magacaaga
maad
isheegi
kartaa
waxay
dhaday
aboowe
waad
qaldan
tahay
wuu
ka
aamusay
waxaay
gabadhii
iska
wada
tay
chatinkii
ay
ku
jirtay
waxaana
soo
koobmay
wakhtiga
mudo
2
saac
ah
markay
fadhiday
gabadhii
netcafega
isna
dhinac
fadhiyaay
gabadhi
waxay
isu
diyaarisay
inay
baxado
wuuna
ka
soo
daba
baxay
lacagtii
ayuu
iska
dhiibay
gabadhiina
waxay
afka
soo
saartay
dhanka
guriga
ay
daganeed
oo
xoog
u
jiray
meesha
netcafegu
ku
yaalay
wiilka
gabadha
wuu
soo
daba
galay
agteeda
ayuu
ku
soo
dhawaaday
marku
rabay
inuu
la
hadalo
waxaay
hore
ugu
leexatay
xafad
ay
taqaanay
oo
meesha
u
dhaweed
kabtan
Diiceey
ma
samrine
meesha
dhagax
u
dhoow
ayuu
iska
fadhiistay
ileen
waa
naf
dabayl
qaboow
indhaha
ka
martee
mudo
30
daqiiqo
ah
ayuu
fadhiyaay
meesha
waxaana
ku
so
maray
dhalinyaro
aad
u
badan
ay
is
yaqaaneen
waxaanay
dhaheen
kabtan
Diiceey
cawa
maxaa
kaa
si
ah
meesha
la
fadhidaa
isgoo
ugu
jawaabay
wiil
aan
meesha
ku
sugayaa
gabadhii
aa
soo
baxaday
iyadoo
ay
la
socoto
gabadh
kale
wuu
ka
soo
daba
kacay
waxaanu
usoo
dhawaaday
gabadhiihii
waxuu
si
hoos
ah
ugu
dhahay
,abaayo
waan
idin
salaamay
?
gabadhii
aad
ayaay
u
qoso
shay
waxay
dhahaday
raaqiya
wiilkan
waxbaa
ka
si
ah
aan
filyaa
ilaa
cawa
wuu
idaba
socdaa
yaab
waligeey
kanoo
lake
ma
arkin
magaalda
dadnoocani
maku
noolaayeen
raaqiya
!!!
raaqiya
ayaa
ugu
jawaabtay
siman
malaaha
wuu
waalan
yahay
waxbaa
ka
si
ah
!!!
......intuu
ku
soo
dhawaaday
ayuu
dhahay
malaha
abaayo
qofka
ilaahay
dartiis
idiin
salaamaa
wuu
walaan
yahay
lakiin
waxaan
idinsheegayaa
inaan
waxba
aanan
qabin
ee
waxaan
idinla
dhaafi
wayaay
salaanta
....raaqiya
ayaa
hadal
ku
celisay
oo
dhahday
qof
layqaano
ayaa
la
salaama
lakiin
qof
aadan
aqoon
maxaad
ka
salameysaa
?
kabtan
Diiceey
uma
muuqdo
hadalka
raaqiyo
leedahay
,waxaanu
si
dagan
u
dhahay
dumarbaad
katahayoo
danbi
taasna
kuma
lahid
...........waxaanu
u
sii
raaciyaay
siman
hadii
eysan
kula
socon
laheen
kuma
salaameen
isagoo
meesha
ka
helay
magacii
labada
jeer
uu
waydiiyay
gabadha
waxuuna
u
sii
raaciyaay
waad
ku
mahad
santahay
sida
aad
iigu
fududaysay
magaca
siman
...!!!
sidaan
hore
u
soo
sheegay
jacaylku
indho
malaahan
meel
aadan
filayn
ayuu
kaa
soo
galaa
waxaadna
la
kulmeysa
wajiyo
kala
duwan
dumarka
somaliduna
aad
ayey
u
suuro
badan
yahiin
markay
arkaan
qof
u
heelan
oo
dan
ka
soo
gasho
waa
dabci
ay
ka
wada
siman
yahiin
hadaba
maxuu
kala
kulamay
gabadhi
raaqiya
aheyd
iyo
kabtan
Diiceey
lasco
sheekada
part
2.