|
|
|
In production. |
|
Cajaladaha aan ku howlan nahay inaan soo
saarno dhowaan.
| |
|
QUR'AANKU WAA NOLOL |
 |
Maxamed Sheekh
Ibraahim {Kenyawi} & shaqaalaha Saafi
Films ayaa waxa ay ku howlan yihiin soo
saarida cajalka cusub ee looga hadlayo
muhiimada Qur'aanka, wuxuuna cajalkan soo
bixi doonaa goor dhow
|
| |
| |
| |
|
SIDEEN U RAACAA RASUULKA |
 |
Waa cajal idin baraya sidii aad u raaci
laheydeen wadadii rasuulka {CSW}.
wuxuu soo bixi doonaa hadii alle idmo
summerka gudahiisa.
|
| |
|
|
|
|
|