Warkii Universal Tv

(Daawo) Telefoonka ugu qaalisan, uguna casrisan caalamka oo la soo saaray.

Apple unveils iPhone 8 and £1,000 iPhone X with wireless charging and all-screen display.

Shirkadda Apple ee soo saarta taleefoonada gacanta ee casriga ah ayaa 10 guuradeeda awgeed ayaa waxaa hadda lasoo saarayaa kii ugu casrisanaa ebed.

Inkasta oo isbadalo badan lagu sameeyay taxanaha talefoonada Apple ee IPhone loo yaqaano, ayaa haddana isbadalka hadda lagu samaynayo uu yahay kii ugu weynaa inta la xusuusanyahay taariikhda ama xitaa maskaxda bini’aadamka ay sawiran karto in ay suurtogal tahay.

Xeeldheerayaasha tiknoolajiyadda ayaa sheegaya in qiimaha taleefoonka cusub oo lagu magacaabo IPhone X uu noqon doono mid aad u sareeya.

Waxa uu leeyahay naqshad cusub oo xoodan, waxa ku rakiban aalad wajiga lagu aqoonsan karo, iyo waliba tasiilaad kale oo aad u badan.

Close