Sheekadeenii
qaybteedii
hore
waxa
ay
inoo
mareesay
cabdulaahi
iyo
ayeeyo
xaliimo
oo
wada
sheekeysanayay
kana
hadlayay
cabdulaahi
in
xiligan
looga
baahan
yahay
in
uu
dhistaa
mustaqbal
maadaama
ayeeyo
xaliimo
ay
aad
u
jeclayd
in
ay
aragtaa
wiilka
cabdulaahi
ah
ubad
uu
dhalay
oo
ay
ayada
korisaa
waxa
ayna
ku
guubaabisaa
had
iyo
jeerba
in
uu
guursadaa.
Cabdulaaahi
ayaa
asagana
dhankiisa
ku
marmarsimoonaayay
in
uusan
haysnain
wax
uu
mar
ahaantaa
ku
aqal
gali
karo
hadi
uu
aqal
galaana
uusan
awood
u
lahayn
in
uu
helaa
waxa
uu
masruufan
lahaa
hadii
uu
guursadaa.
Dhanka
kale
max,ed
deeq
ayaa
waxa
uu
dhankiisa
ku
fakaraayaa
sidii
uu
ku
heli
lahaa
gabadha
ay
jacayl
wadaaga
cusub
noqdeen
una
aqal
gaysan
lahaa
maadaama
uu
ka
dhashay
qoys
aad
u
ladan
aabihiina
uu
aad
u
jecelyahay
in
uu
arkaa
wiilkiisa
oo
aqal
gala
inta
uu
dunida
ku
noolyahayna
uu
arkaa
ubad
uu
dhalay
wiilkiisa
curadka
ah
ee
max,ed
deeq,
waa
yaab
nin
waliba
waxaa
haysta
fakar
iyo
sidiiuu
heer
ku
gaari
lahaa
telefoonka
waxaa
si
yaab
leh
u
garacay
max,ed
deeq
si
uu
go,aankiisa
ugu
sheegaa
saaxiibkiis
cabdulaahi
laba
jeer
oo
dhicitaan
ah
ka
dib
waxaa
telefoonkii
qabatay
ayeeyo
xaliimo
salaam
ka
dib
ayeeyo
waa
max,ed
deeq
waxaana
u
baahanahay
cabdulaahi
waxaa
yiri
deeq
cabdulaahi
ayeeyo
kaalay
oo
la
hadalna
waxaa
durbadiiba
ku
dhawaaqday
ayeeyo
xaliimo
,
cabdulaahi
ayaa
telefoonka
si
dhaqso
ah u
soo
abaaray
asga
oo
dhagta
saarina
waxa
uu
maqlay
codka
max,ed
deeq
oo
maalinkaa
qaadayay
hees
jacayl
ah
hadakiisii
ugu
horeeyay
cabdulaahi
waxa
uu
aha
waaaaaaaaaaw
waxaanaa
kaa
cod
ah
ha
sxb
Waad
isoo
gaaday
ii
waran
sxb
manta
waxa
aan
kuu
soo
wacay
in
aan
kuu
sheegaa
go,aan
aan
garay
oo
ah
in
aan
la
aqal
gala
farxiyo
kana
baaqdaa
aadista
jaamacada
sxb
maxaad
kaleedahay
arinkaa?.
Waa
arin
la
yaab
leh
sxb
aniga
waxaan
aaminsanahay
in
aan
qabo
jacaylka
aduunka
ugu
weyn
hadana
ma
aanan
gaarin
go,aankaada
oo
kale
iyo
in
aan
ka
baaqdaa
waxbarashadeyda
marka
sxb
maxaa
u
sabab
ah
go,aankan
degdega
ah
oo
aad
gaartay
ma
jacaylkaada
ayaa
amarkan
ku
faray
oo
kuu
diiday
in
aad
dhamaystirataa
waxbarashadaada
.?
|
Max,ed deq ayaa ku jawaabay sxb wxaa aan kuu soo wacayba waa taladaada wanaagsan ee maxaad igula talinaysaa sxb ma in aan waxbarashada ka dib u dhigtaa mise waa in aan dhistaa mustaqbal inta aan jacaylka isku qabno farxiyo waxaa macquul ah inta aan waxbarashada ku maqnahay in ay waalidiinteed ku daraan nin ayaga oo ku fakaraaya gabadhooda mustaqbalkeeda sxb ila tali.
sxb waxaan kugula talinaayaa calaf eebe kuu qoray ku seegi mayo ee saadso qayr safarkana ila soo gal si aan u gaarnaa horumar iyo mustaqbalkeena .
saas ayaa inoo balan ah sxb salaama sidana waxa ayiri max,ed deeq waxaana lagu baalmay in la isku diyaariyaa safarka loogu amba bixi lahaa jaamacada oo xili kooban uu ka dhimanaa ayada oo jaamacaduna sida caadada ah fasaxeedu aad u yaraa waa tahay waxaa inoo balan ah maqaaxida cabdulaahi gaab si aan u falanqeynaa wixii aanka yeeli lahayn go,aanada jacaylka iyo gudoonka caashaqa waa tahay sxb salaama
sidaa ayaa lagu kala baxay waxaana isla mar ahaantiiba telka soo galay hibo oo maalinkaa dhan aad u yaabanayd maadaama uu telka cabdulaahi u gali waayay in muda ah hello aboowe cabdulaahi see tahay ma ii fiicantahay manta dhan ayaan kaa walwalsanaa aboowe macaane waxaa tiri hibo waan kuu wanaagsanahay abaayo caafimaadkaaga waxaa ugu jawaabay cabdulaahi aboowe arin ayaan kaa rabay ee maku arki karaa inta aadan u amba bixin jaamacada ayeey ahayd hadalkii labaad ee hibo
sheekadeeni qalad maan ka galay qiimaha jacaylka qaybteedii 7 aad iyo manta halkaa ha inoo joogto
w/d xasan kaafi cabdi raxmaan sheikh (caaqil kaka)
waa inoo asbuuca dambe iyo qaybaha xiga nabaadiina nooli kulanta iyo aamana alaah
|
W/d Xasan Kaafi Cabdi Raxmaan Sheekh (Caaqil Kaka)
|
|
|
|